SO | EN

SO | EN

Dhismaha waddada lamiga ah ee degmada Beledxaawo oo heer gaba gaba ah ku dhaw

|

Beledxaawo (KAAB TV) – Waxaa meel gaba gaba ah maraya waddado laami ah oo laga hirgalinaayo magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Sidoo kale, waddadan dhismaheeda oo soo bilowday sanadkii 2023, kaas oo haatan maraya heerkii ugu dambeeyay ee gaba gabada.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News