SO | EN

SO | EN

Dhulka la siinayo safaaradda Soomaaliya oo dood culus ka dhaliyey gudaha Turkiga

|

Turkiga (KAAB TV) – Baarlamaanka dalka ayaa dood adag ka yeeshay wararka sheegay in safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Turkiga laga siinaayo dhul ay dhisato Safaaradda Soomaaliya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News