SO | EN

SO | EN

DIB u doorashada madaxweyne Deni, maxay uga dhigan tahay Xasan Sheekh?

|

GAROWE (KAAB TV) – Doorashadii maanta oo Isniin ah ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa ahayd mid si weyn loogu loolamay, iyadoo baarlamaanka Puntland uu mar kale u doortay inuu noqdo madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Deni ayaa helay 45 cod oo ka mid ah 66-dii cod ee la dhiibtay wareegii saddexaad, halka Guleid Saalax oo ahaa guddoomiyihii hore ee guddiga doorashada uu helay 21 cod.

Doorashada ayaa waxaa ku tartamayey 11 musharax oo ku tartamayey xilka ugu sareeya ee dowlad goboleedka.

Dib u soo doorashada madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, maxay uga dhigan tahay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Villa Soomaaliya?

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News