SO | EN

SO | EN

Diyaaradii ku bur-burtay duleedka magaalada Muqdisho oo ku geeriyoodeen dhamaan dadkii saarnaa

|

Muqdisho (KAAB TV) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya diyaaradii shalay galinkii dambe ku dhacday deegaanka Jaziiro ee Muqdisho, kaddib markii uu ka dhumay xiriir khadka taleefanka ee diyaaradaha.

Sidoo kale, warar ayaa sheegaya in duliyeyaashi lasocda diyaarada saddex kamid ah ku geeriyoodeen, halka midka kalana uu dhaawac halis soo gaaray.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News