Muqdisho (KAAB TV) – Dood wadaag ku saabsan xaalada guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka iyo sidoo kale, sidii ay macquul ku noqon laheyd in mucaaradka tagaan gogosha uu ku dhawaaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ee la filaayay in ay qabstoonto 15-ka bishan balse dib udhacday, kala soco kaabtv iyadoo dhamystiran dooda.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.