SO | EN

SO | EN

“Doorashada socota waa mid kudhisan handadaad” Sheekh Shariif

|

Muqdisho (KAAB TV) – Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jiraa’iid muqdisho ku qabtay ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay wax yaalo badana, isagoona sigaar ah uga hadlay arrimaha doorashooyinka, iyo dhul boobka dowladda ka wado muqdisho.

Sidoo kale, madaxweyne Shariif ayaa sheegay in aysan marna suuragal aheyn doorasho qof iyo cod ah in dalka ka dhacdo, sababo laxiriira guddiga doorashooyinka ee hadda shaqeyaa in aysan aheyn kuwo sax ah isla markaana aan leysla ogoleen, loona baahanyahay in ladhiso guddi doorasho leysla ogolyahay.

Dhankale, waxa uu carabka ku adkeeyay haddii dowladda sidan ay waxa ku wado ka badali weyso in dalku galaayo marxalado siyaasadeed, isla markaana doorashada qof iyo cod ahna isu badali doonto qof iyo qori, sida uu hadalka udhigay madaxweyn hore Shariif.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News