SO | EN

SO | EN

Dowladda Itoobiya oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

|

Addis Ababa (KAAB TV) – Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa cambaareysay weerarkii argagaxiso ee ka dhacay magaalada Muqdisho ee Soomaaliya.

Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa cambaareysay falkii argagixiso ee foosha xumaa, waxayna tacsi u dirtay qoyskii uu ka geeriyooday.

Itoobiya waxa ay ku celinaysaa sida ay uga go’an tahay in ay garab istaagto shacabka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira argagixisada, ayaa warsaxaafadeedka ay wasaaraddu sii raacisay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News