GAROWE (Kaab TV) – Ciidamada Puntland ayaa bilaabay hawlgal ka dhan ah dadka ajaaniibta ee ku sugan Puntland.
Hawlgalkan oo ka socda magaalooyin kala duwan ayaa ka dambeeyay ka dib markii magaalada Boosaaso uu ka dhacay qarax uu geystay qof la sheegay inuu ahaa Itoobiyaan oo ku sugnaa magaalada Boosaaso jimcihii lasoo dhaafay.