Dubai (KAAB TV) – Shirkii ka dhacay magaalada Dubai ee caasimada dalka Imaaraadka Carabta ayaan lagu casuumin madaxweyne Soomaaliya Xasan Sheekh, iyadoo shirkaasi lagu casuumay madaxda dalal badan.
Sidoo kale, shirkan ayaa lagu casuumay madaxweynaha cusub ee maamulka Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro