Muqdisho (KAAB TV) – Guddoomiye kuxigeenka Bangiga dhexe ee Soomaaliya Dr. Ali Yassin ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigaayey buug ka hadlaaya dhaqaalaha Soomaaliya, kaas oo uu qoray mid kamid dhallinyarada Soomaaliyeed.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.