Muqdisho (KAAB TV) – Caruurta saameynta uu leeyahay Social Media-aha iyo waxyeelada caafimaad ee u geysan karo caruurt.
Caruurta saameynta uu ku leeyahay Social Media, iyadoo ay jiraan bugaag ay ku qorantahay TV screen, Mobile, iyo wixii lamid in aysan adeegsan karin 2-sano canug kayar.