SO | EN

SO | EN

Ducaale “Dhallinyarada Soomaaliyeed waxa ay fursad uheystaan in maanta ay iska hor leexiyaan Xasan Sheekh

|

Muqdisho (KAAB TV) – Mid kamid ah dhallinyarada xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dhallinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay in maanta ay fursdad uheystaan in ay iska hor leexiyaan Xasan Sheekh iyo Xukuumadiisa.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News