SO | EN

SO | EN

Duqeymo Culus oo AS lala beegsaday oo ka dhacay shabeellada dhexe.

|

Shabeellaha dhexe (KAAB TV) – Dagaalo iyo duqeymo toos ah ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxa ay ka dheceen qeybo kamid ah gobolka shabellaha dhexe, waxaana lagu soo waramayaa in lala beegsaday duqeyntaasi maleeshiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News