SO | EN

SO | EN

Duqeymo Culus oo lagu dilay xubno katirsan kooxda AS

|

Muqdisho (KAAB TV) – Duqeymo ayaa xalay ilaa maanta ka dhacay gobolada shabeellaha dhexe, shabeellaha hoose iyo degmada Jilib, duqeyntaas ayaana lagu beegsaday hoorjoogayaal katirsan Alshabaab, sida lagu sheegay war kasoo baxay dowladda Soomaaliya.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News