SO | EN

SO | EN

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar AS ku qaaday Xarada Baay-Burjaad, duleedka Baydhabo

|

Beydhabo (KAAB TV) – Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar kooxda Alshabaab saaka waaberigii hore ee ku qaaday saldhig ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta KGS ku leeyihiin deegaanka Burjaadka ee duleedka magaalada Beydhabo.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News