SO | EN

SO | EN

Faahfaahinta Qaraxa Baladweyne Magacyada Nabadoonada iyo Saraakiisha Ciidan ee Geeriyooday

|

Beledweyne (KAAB TV) – Kooxda Al-shabaab ayaa weerar isugu jiray ismiidaamin iyo mid toos ah ku qaaday, Hotel w kuyaallay xaafada Howlwadaag ee magaalada Beledweyne, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Sidoo kale, hotelka weerarka lagu qaaday waxaa saacado badan ka dhax dagaallamayay rag hubeysan oo katirsanaa kooxda Al-shabaab, kuwaa oo tooganayay dadkii ku sugnaa dhismaha.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News