Muqdisho (KAAB TV) – Sanaddadii ugu danbeeyey Soomaaliya waxaa kusoo badanayey Gabdhaha badala midabkooda isla markaana isticmaalo daawooyinka leysku cadeeyo. Waxa jira xaruma u gaar ah dumarka oo ay ka iibsadaan dawooyin aan la hubin waxyeeladooda iyo waxa ay u dhimmi karaan caafimadka qofka isticmaala dawadaasi.https://youtu.be/v5aTpIZXlO0
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.