Doxa (KAAB TV) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhaliilay hanaanka uu Madaxweyne Xasan Sheekh u maaraynayo wada xaajoodyada siyaasadeed ee dalka, isagoo ku eedeyey inuu iska indhatirayo waaqaca jira ee dalka.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.