Muqdisho (KAAB TV) – Fashilka caqabadaha dul hoganaaya xukuumadda Dan Qaran iyo 10-ka wasaaradood ee ugu xukuumadda Dan Qaran, wasiiradoodii oo kasoo dhalaali waayay wajibaadkii loo igmaday.
Sidoo kale, waxa muuqata in xukuumadda ka gaabisay dagaalka ka dhan Alshabaab ee guud ahaanba dalka ka socdo.