SO | EN

SO | EN

Garoowe oo looga dhawaaqay Gole-siyaasadeed Mucaarad ah oo uu hoggaaminayo Siyaasi Guuleed.

|

Garoowe (KAAB TV) – Magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa maanta looga dhawaaqay olole mucaarad kaas oo uu hoggaaminaayo siyaasi Guulled Saalax.

Arrintana, ayaa imaaneysa xili maamulka Puntland ay dagaal adag kula jirto kooxda Daacish ee ka dagaalanta buuraha Galgala ee Calmiskaad.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News