SO | EN

SO | EN

Gobolka Banadir oo diiday in la xirto Facemask & koofiyad

|

Muqdisho (KAAB ) –Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in magaalada Muqdisho laga mamnuucay isticmaalka Af xirka si loo xaqiijiyo amniga caasimadda.

Wareego ka soo baxday  duqa magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in aan la ogolaan doonin sidoo kale in hub lala raaco  Bajaajta iyo mootada Vikon

Maamulka waxa u sheegay in talaabo laga qaadi doono cid kasta oo   jabisa amarka ka soo baxay maanta maamulka gobolka Banaadir.

Sidoo kale waxa  lagu sheegay warka ka soo – baxay maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in wax kasta oo loo arko in lagu qaldayo laamaha amniga loo arkayo fal dembiyeed .

Go’aanada maanta ka soo baxay maamulka gobolka Banadir ayaa hore u dhaqan gali waayay waxaana la ogayn sida go’aankan u dhaqan gali karo.

 

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News