SO | EN

SO | EN

Guddiga doorashada Somaliland oo amar kasoo saaray taageerayaasha hubeysan ee Kulmiye

|

HARGEYSA (Kaab TV) – Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta go’aan kasoo saaray dhacado ka dhacday magaalada Hargeysa halkaasoo 27kii bishaan lgoob fagaare ah lagu arkay taageerayaal hubeysan oo ka tirsan xisbiga Kulmiye.

Guddoga doorashooyinka ayaa maanta la kulmay taliska booliska Somaliland, waxayna ka dalbadeen in tallaabo laga qaado dadkii lagu dhex arkay isku soo bixii xisbiga Kulmiye ee iyagoo hubeysan lagu arkay sawiradooda baraha bulshada.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News