Baydhabo(Kaab TV) -Guddiga Doorashooyinka ee Maamulka Koofur Galbeed uuna magacaabay Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ku dhawaaqay magacyada Xildhibaannada Baarlamaanka 3aad ee Dowlad-Goboleedkaas uu usoo xulay Guddigaan.
Xubnahaan waxa ay tiradoodu gaaraysaa 95 Xildhibaan, waxaana la sheegay in ay iska dhex dooran doonnaan qofka ugu da’da wayn si uu u noqdo shirguddoonka kumeel-gaarka ah ilaa inta ay ka dooranayaan Guddoonkooda.
Halkaan ka aqriso Magacyada Xildhibaannada cusub ee la shaaciyay:




