SO | EN

SO | EN

Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo gaaray Marka maalmo ka dib markuu xilka ku soo laabtay

|

MARKA (Kaab TV) – Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose, Ibraahim Cali Aadan Najax, iyo wafdi la socda ayaa maanta gaaray magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose.

Guddoomiye Najax ayaa toddobaadkii hore xilka la wareegay ka dib markii uu wareegto ku soo magacaabay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News