Muqdisho (KAAB TV) – Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose iyo qaar kamid ah maamulka gobolka Banaadir ayaa booqasho ku tagey deegaanka Ceelasha Biyaha, si ay ugu kuur galaan xaalada ammni ee deegaanka Ceelasha Biyaha.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.