Beydhabo (KAAB TV) – Guddoomiyha golaha wakiilada maamulka KGS ayaa si rasmi ah magaalada Beydhabo uga daah furay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee dugsiga dhexe, kaas oo maanta si rasmi ah uga daahfurmay magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Copyright © 2026 Kaab TV – All Rights Reserved.

