SO | EN

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Finland oo ka hadlay xafladda 8 guurada Hirshabelle

|

HELSINKI (KAAB TV) – Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Finland, Axmed Xasan, ayaa ka mid ahaa dadkii hadallada ka jeediyay xafladdii xuska 8-guurada maamulka Hirshabelle.

Xafladda ayaa lagu qabtay magaalada Espoo ee dalka Finland, halkaasoo dad kala duwan oo Soomaali ah ay isugu yimaadeen.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News