Marko (KAAB TV) – Wafdi uu hoggaaminaayo guddoomiyaha gobolka shabeellaha hoose, guddoomiyaha degmada Marko iyo wasiirka amniga koonfur Galbeed ayaa dhiirigalin iyo bogaadin ugu tagey ciidamada kusugan furimaha horee dagaalka, iyagoona gaarsiiyay deeq xoolo ah.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.