SO | EN

SO | EN

Gudoomiyaha Gobolka Cayn: Ninka saldhigga booliska shaqaaqada la doonayoow xiniinyaha iyo hubka jiidaa looga baahan yahay

|

BUUHOODLE (KAAB TV) – Guddoomiyaha Gobolka Cayn, Cumar Xaaji Cabdi ayaa ka hadlay xaaladda amni ee gobolka Cayn, ka dib markuu kulan la qaatay Hoggaamiye ku Xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Maxamed Cabdi Shiine.

Guddoomiyahe ayaa ugu baaqay dadka inay la shaqeeyaan ciidan cusub oo loo bixiyay ciidanka xasilinta kaa oo ka hawlgala sugidda ammaanka deegaanada Cayn.

Guddoomiyaha Cayn oo ka hadlay kooxo uu ku sheegay “shar wadayaal ah” oo deegaanka ku sugan ayaa sheegay in tallaabo laga qaadi doono kooxahaas oo dadka laga badbaadin doono.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News