LAASCAANOOD (KAAB TV) – Hal abuurka deegaanada SSC-Khaatumo ayaa ku baaqay in dadweynaha ay bixiyaan canshuurta.
Waxay ka hadleen in inkastoo hub iyo tikniko aad u fara badan ay heleen reer SSC-Khaatumo, haddana ay tahay in isha dhaqaale ee kaliya ay tahay canshuurta oo la bixiyo.