SO | EN

SO | EN

Hirshabeelle oo shaacisay in 1.5 milyan oo ruux ay wajahayaan Abaar daran

|

Shabeellada Dhexe (Kaab TV) – Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Hishabeelle ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo looga hadlay amniga iyo arrimaha binu aadanimo ee ka taagan deegaannada Maamulkaasi.

War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Wasiirrada Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in 1.5 Milyan oo ruux ay wajahayaan abaarta daran ee ka jirta deegaannadaasi.

“Abaar daran ayaa dalka ku dhufatay, aan u soo jeesano gurmadka dadkeenna oo wajahayo daruuf nololeed oo aad u adag.” Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle.

Dhinaca kale, Golaha ayaa ku baaqay in howlgallada ka socda nawaaxiga degmada Xawaadleey ee gobolka Shabeellada Dhexe, iyagoo ku baaqay in la sii dardar galiyo.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News