Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

Hub loo waday Al-Shabaab oo gacanta lagu dhigay

|

BELEDWEYNE (KAAB TV) -Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Hiiraanbkaas oo ay si wadajir u sameeyeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka.

Howlgalka oo ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ayaa waxaa lagu soo qabtay hub iyo gaari ku socday dhanka kooxda Al-Shabaab sida uu shaaciyay Taliyaha Guutada 5-aad, Qaybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka, Maxamuud Xasan Ibraahim (Baakaay).

Taliyaha ayaa shaaca ka qaaday in hubka ay gacanta ku dhigeen uu yahay 13 qoray oo AK47, loo =na waday Al-Shabaab aakiin ay iyagu dhex ka qabteen.

“Waxa gadaasheyda safan waa qoryo laga soo qabtay argagixisada, gaarigaan ayaa lagu siday, waana cusub yahay baabuurka iyo qoryaha saaran” ayuu yiri taliyuhu.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in xogta gaarigan ay hayeen, kadibna ay u howlgaleen sidii loo qaban lahaa kuna guuleysteen, kahor inta aanu gaarin Al-Shabaab.

“Muddo laba maalmood ah ayaan haynay xogta hubkan una yahay hub u gudbaayo argagixisada, kadibna gacanta ayaa lagu soo dhigay” ayuu sii raaciyay taliye Baakaay.

Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray inuu baxsaday wadihii gaariga, laakiin ay la wareegeen hubka iyo baabuurka lagu waday.

“Saacaan kadib waxa hubkan la wareegay dowladda Soomaaliya awaamiirta lagu soo qabtay annaga ayaa bixinay, waxa uu u socday waxa ay ahayd argagixisada” ayuu raaciyay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News