Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

SO | EN

IGAD oo shaacisay doorka Ismaaciil Cumar Geelle ee arrinta Laascaanood

|

Muqdisho (Kaab TV) – Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD Mudane Workneh Gebeyehu ayaa war cusub ka soo saaray xaaladda kacsan ee weli ka jirta gudaha Laasacaanood, gaar ahaan xiisadda u dhexeysa ciidanka Somaliland iyo dadka deegaanka.

Workneh Gebeyehu ayaa ugu horreyn shaaca ka qaaday in IGAD ay ka walaacsan tahay xaaladaha murugada ee laga soo warinayo magaaladaas oo ku taalla waqooyiga Soomaaliya.

Xoghayaha ayaa soo hadal qaaday door nabadeed oo uu sheegay in madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle uu ku leeyahay xiisadda taagan, si xal waara loogu helo.

Waxa kale oo uu sheegay inay ku boggaadinayaan madaxweyne Geelle dhex-dhexaadinta uu ka dhex wado labada dbhinac.

IGAD waxay bogaadinaysa dadaalada dhexdhexaadineed ee ilaa hada uu sameeyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, waxayna ku dhiirigalinaysa in uu sii wado dhexdhexaadinta” ayuu yiri Workneh Gebeyehu.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in loo baahan yahay in fiiro gaar ah loo yeesho arrinta ka jirta magaalada Laascaanod, si xal loogu helo xasaradda ka taagan magaaladaasi.

Ugu dambeyn wuxuu ka hadlay khasaaraha ka dhashay iska hor imaadyadii hubeysanaa ee ka dhacay gudaha magaalada, maadaama dad shacab ahaa lagu dilay dagaalladii dhacay.

“Waxaanu soo qaadanayna xiisada dhawaanahan ka jirtay Laascaanood, taasi oo walaac abuurtay, marka la eego khasaaraha nafeed ee ka dhashay, xaalada Somaliland waxay u baahan tahay in fiiro gaar ah oo ku aadan heshiis nabadeed laga yeesho” ayuu yiri.

Magaalada Laascaanood ayaa marti-gelisay maalmo rabshado ah, taas oo keentay in ciidamada Somaliland ay isaga baxaan gudaha magaaladaasi, waxayna qalalaasahaasi ka dhasheen dilal 15-kii sano ee lasoo dhaafay magaalada loogu geysanayay haldoorka Sool.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News