SO | EN

SO | EN

Iidle Yare “xorriyada anagaa keenay Taariikhna waa leenahay”

|

Muqdisho (KAAB TV) – Qaar kamid ah dhallinyarada iyo haweenka beelweynta Gaaljecel ayaa maanta soo dhaweyn diiran ugu sameeyay magaalada Muqdisho fannaanka weyn Iidle Cabdullaahi Nuune (Iidle Yare), oo muqdisho u yimid ka qeybgalka xaflada calanka Beesha Gaaljecel.

Sidoo kale, Fanaanka oo Kaabtv lahadlaya ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in muqdisho uyimaado ka qeybgalka xaflada calanka beeshiisa, isagoona xusay in habeenka 18 Augusta ay habeen ku weyn quluubta dhallinyarada Gaaljecel.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News