SO | EN

SO | EN

Imtixaanka Shahaadiga ee fasalka 12aad oo maanta sirasmi ah uga daahfurmay Muqdisho iyo gobolada dalka

|

Muqdisho (KAAB TV) – Reysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah udaah furay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad, kaas oo ay sannad kaan ufadhiisteen ardey gaareysay 39,397 oo isugu jiro wiilal iyo gabdho.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News