Muqdisho (KAAB TV) – Guddoomiyihii hore ee degmada Kaxda oo wareysi sii Kaabtv News ayaa sheegay in dowladda ay siyaasadeysay kaararka codbixiyeyaasha golayaasha deegaanka iyo degmooyinka gobolka Banaadir.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.