SO | EN

SO | EN

Isku shaandheyn Golaha Wasiirrada UK kaddib iscasilidda Angela Rayner

|

LONDON (Kaab TV) – Ra’iisul Wasaaraha UK Keir Starmer ayaa sameeyay isku shaandheyn ballaaran oo golaha wasiirrada ah, kaddib iscasiliddii Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenkii, Angela Rayner.

Rayner ayaa Jimcihii xilka iska casishay kaddib fadeexad ka dhalatay canshuur guri ay dhowaan iibsatay, taas oo saxaafaddu baahisay kuna qasabtay inay xilkeedii xukuumadda iyo kii xisbiga Shaqaalaha ka tagto.

Arrintan waxaa @KaabTV uga warramay weriyaha @Cabdalleaxmed oo ku sugan dalka UK.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News