SO | EN

SO | EN

KAAB TV PODCAST: Toddobaadkan waxaa marti ku ah Eng. Muxidiin Xasan Cismaan

|

Muqdisho (KAAB TV) – Kaabtv Podcast isbuucaan waxaa marti ku ah Eng. Muxidiin Xasan Cismaan oo kamid ah dhallinyarada macalimiinta ah oo wax ka dhiga jaamacadaha dalka, waxa uuna ku taqasusay cilmiga dhulka ee (Geo Sceince).

Sidoo kale, Eng. Muxudiin oo in badan cilmi baari ku sameeyay shidalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhulka Soomaaliya uu kujiro shidaal badan, haddi lasoo saarana uu wax badan ka badali karo dalka iyo dadka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News