SO | EN

SO | EN

Kal fadhiga 56aad ee baarlamaanka Puntland oo maanta Garoowe ka Furmay

|

Muqdisho (KAAB TV ) – Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta si rasmi ah udaah furay kal fadhiga 56aad ee baarlamaanka Puntland, isagoona halkaasi ka jeediyay khudbad taariiqi ah oo uu kaga hadlaayay xaalada guud ee dalka.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News