Khilaaf u dhaxeeya maamulka Hirshabeelle ayaa markale soo laba kacleeyay maalmo uun ka dib markii magaalada Jowhar uu ku soo dhamaaday shir looga hadlayay xaaladda Hirshabeelle.
Amar la sheegay inuu ka soo baxay maamulka Hiiraan ee ka gadoodsan Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in diyaaradii diida hadalkooda amar ay u qabaan ciidanka in ay dhulka soo dhigaan.
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi miimin Cilmi ayaa Hay’adaha ka shaqeeya duulimaadka ka digay in ay ka dhega adeegaan amarka ka soo baxay hoggaanka sare ee Hirshabeelle.