Muqdish (KAAB TV) – Caqadaha madaxweyne walboo oo talada dalka soo fuula uga yimaada maamul goboleedyada dalka, iyadoo caqabadahaas, ilaa ay noqoto mid saameysa shacabka Soomaaliyeed.
Sidoo kale, marwalboo khilaaf soo kala dhexgalo maamul goboleed iyo DF waxaa inta badan ay keentaa in DF ay cunaqateyn saarto maamulka uu khilaafka kala dhexeeyo sida haddaba ka muuqato hadalka Axmed Madoobe.