SO | EN

SO | EN

Kooxda AS oo weerar Qaraxyo Iyo dagaal toos ah ku qaaday ciidanka dowladda federaal

|

Buulo-burte (KAAB TV) – Faah faahino dheeraad  ah ayaa kasoo baxeysa dagaal xooggan oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay nawaaxiga deegaanka Beera-yabaal ee gobolka Hiiraan, kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada xoogga oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo Ururka Al-shabaab.

Dagaalka oo ay soo qadeen Al-shabaab, ayaa waxa uu markii hore ku biloowday qaraxo waa weyn, iyada intaa kaddib dagaal toos ah oo labada dhinac halkaasi ku dhex maray.

Goob jogayaal ayaa ku waramay in daryarkan hubka laisku adeegsanayay laga maqlaya tuulooyinka  hoostaga deegaanka Beera-yabaal ee gobolka Hiiraan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News