SO | EN

SO | EN

Kubbad iyo Rajo: Haweenka Kubbadda Gacanta Soomaaliya

|

MUQDISHO (Baraarug) – Soomaaliya, haweenka ciyaaraha ku jira waxay wajahaan wax ka badan tartanka garoonka. Ma aha oo kaliya ciyaar, waa in la jebiyo caadooyinka bulsho, laga badbaado hanjabaadaha xagjirka ah, iyo in la sii socdo iyadoo aan la helin taageero muuqata.

Ciyaartoy badan oo hibado leh ayaa dalka ka qaxay ama laga hor istaagay inay riyadooda gaaraan. Laakiin iyadoo caqabado badan ay jiraan, jiil cusub oo ah gabdho Soomaaliyeed ayaa si geesinimo leh, rajo iyo go’aan adag ugu soo baxaya garoonka.

Kani waa sheekada kooxda kubadda gacanta ee haweenka Soomaaliyeed. #Baraarug

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News