Laftagareen oo ciidanka KGS u sheegay inay u diyaargaroobaan difaac

|

BAYDHABO (Kaab TV) – Madaxweynaha KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed ‘Laftagareen’ ayaa maanta kula dardaarmay inay dalkooda, diinta, iyo dowladooda ay difaacaan, xilli uu maanta illaa saddex urur oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta KGS kula hadlay xerada tababarka ciidanka ee ku taalla duleedka magaalada Baydhabo.

Madaxweyne Laftagareen sheegay in cadaawada Koonfur Galbeed ay badan tahay, ayna jiraan dad badan oo lasoo isticmaalay oo doonaya inay KGS burburiyaan.

 

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News