Beydhabo (KAAB TV) – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray Ehelka iyo qaraabadii ay ka bexeen geerida ku timid halyeeyadii maanta ku Shahiiday Duleedka Degmada Xudur.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.