Muqdisho (KAAB TV) – Waxaa maanta ciyaar soo dhoweyn iyo maamus ah garoonka Stadio Muqdisho loogu sameeyay garsoore Cumar Cartan oo kamid ah garsoorayaasha Soomaaliyeed kaas oo kamid noqday garsooyashii loo xushay in ay dhex dhexaadiyaan ciyaarta champoins Africa, isagoona si gaar ah u noqday garsoorihii dhex dhexaadiyay ciyaarta finalka Champoin-ka Africa.
Copyright © 2025 Kaab TV – All Rights Reserved.