GAROWE (KAAB TV) – Guddiga Doorashada Madaxtinimada Dowladda Puntland ee Golaha Wakiiladda ayaa shaaciyay magacyada musharraxiinta ku tartameysa jagada madaxweynaha iyo ku xigeenka ee Puntland.
Doorashada ayaa dhacaysa maalinta Isniinta berito oo ku beegan 8 January 2024.
Musharaxiinta madaxweynaha Puntland ee 2024 – 2029:
- Guuleed Saalax Barre
- Axmed Ciise Cawad
- Adam Sheekhdoon Cali
- Xasan Shire Cabdi
- Axmed Siciid Aw-Nuur
- Asad Cismaan Cabdullaahi
- Maxamed Cabdiraxmaan Maxamed (Faroole)
- Mursal Aadan Sheekhdoon
- Cabdiweli Maxamed Cali Gaas
- Abshir Jaamac Cumar Huruuse
- Siciid Cabdullaahi Deni
Musharaxiinta madaxweynaha Puntland ee 2024 – 2029:
- Cali Cumar Caarshe
- Maxamuud Axmed Xasan
- Cabdifataax Maxamuud Xaaji Cumar Camey
- Faarax Cabdi Dalac
- Jaamac Cabdullaahi Maxamed Caydiid
- Jaamac Faarax Xasan
- Daahir Maxamuud Muuse
- Ilyaas Cusmaan Lugatoor
- Faarax Cawad Jaamac
- Cabdiraxmaan Maxamuud Maxamed Dhoore
- Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan