SO | EN

SO | EN

Maamulka gobolka Banaadir oo faahfaahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay Roobkii xooggaanaa

|

Muqdisho (KAAB TV) – Maamulka gobolka Banaadir oo war kasoo saaray khasaarihii ka dhashay roobkii xalay ka day magaalada Muqdisho, kaas oo saameyn ku yeeshay dadka kunool khaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaasi oo u badnaa dad danyar ah.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News