SO | EN

SO | EN

Maamulka Jubbland oo gacanta kusoo dhigay nin As ugacan geliyay gaari uu lee yahay maamulka jubbland

|

KISMAAYO (KAAB TV) – Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu qabtay Xasan Ibraahim oo ka mid ahaa saddex nin oo Janaayo 2023 gaari Hardtop ah kala goostay wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jubbaland, kuwaas oo u gacan galiyay, Al-Shabaab balse dabagal dheer kadib Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay Xasan.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News