SO | EN

SO | EN

Madasha #Gobsor iyo dhalinyarada magaalada mogadisho oo taageerad iyo garab istaag weyn u muujiyay

|

Muqdisho (KAAB TV) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay buug lamagac baxay xanuunka qalbiga kaas oo ay qalinka uqaadatay gabar Soomaaliyeed oo qabta baahiyaha gaarka, gaar ahaan araga naafo ka ah.

Sidoo kale, buuggan oo uu safarkiisa kasoo bilowday magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland, kaas oo ugudambeyntina xalay Muqdisho lagu soo bandhigay.

La Xiriira

Live Now

Baraheenna Bulshada

Baaritaanada

English News